xisnul muslim somali Apk

xisnul muslim somali Apk

Latest version 1.0.0
11 Feb 2015

Older Versions

Apk Infos

Version1.0.0
Rating4.6/5, based on 333 votes
Size‎2.8 MB
Requires AndroidAndroid 2.1+ (Eclair)
Author's NotesDucooyinka Xirsi xirka qofka muslimka ah

About xisnul muslim somali APK

xisnul muslim somali APK Download for Android
xisnul muslim somali APK Download for Android

Description

Sheika qoran kutubkan wuxuu ku bilaabay:

Mahadda ilaahaybaa leh, isaga ayaan mahadinaynaa, kaalmo iyo danbi- dhaafna waydiisanaynaa, waxaanauga magan galaynaa ilaahay shararka nafaftayada, iyo xumaanta camaladana, qofkii ilaahay hanuuniyana wax lumin karana majiro, qofkii uu lumiyana wax hanuunin kara majiro. waxaan qirayaana inuu san-jirin ilaah xaq lagu caabudo ilaahay mooyee, kaligiina wax lalama wadaago, waxaan kaloon qirayaa in nabi muxammad yahay adoonkii ilaahay iyo ergaygiisii, naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaatee isaga, ehelkiisa, asxaabtiisa iyo kuwii ku raacay wanaag ilaa maalinta qiyaamada.

Intaa kadib: Kani waa kitaab gaaban, oon ka-soo gaabiyey kitaabkaygii ku magac baxay{addikru wadducaa wal-cilaaju birruqaa minal kitaabi wassunnati} waxaana kasoo gaabiyey kitaabkan qeybtii ducooyinka, si uu u noqdo khafiif la qaadan karo safarada. Waxaan ku ekaadayna ducooyinka kaligood, axaadiistoodana waxaan ku kaaftoomay inaan u saleeyo hal iyo labakitaab qofkii doonaya aqoon korarsi xaga xadiiska iyo saxaabiga wariyeyna, ha u noqdo kitaabkayga aan kor ku xusay. ilaahay waxaan ku waydiisanayaa magacyadiisa wanwanaagsan, iyo tilmaamihiisa sareeya, in uu ka yeelo {kitaabkan} mid loola jeedo wajigiisa wanaagsan, iyo in uu igu anfaco camalkan nolashayda iyo geeridaydaba, iyo in uu ku anfaco qofkastoo akhrista, ama daabaca, amase sabab u noqda faafintiisa, allaha ka hufan xumaanta ayaana awood u leh inuu naga aqbalo arintaas.

Naxariis iyo nabadgalyana ha ahaato nabigeena muxammad s.c.w , ehelkiisa, asxaabtiisa iyo qof-walboo ku raacay wanaag ilaa maalinta qiyaamada. Qoraaga /Waxaa laqoray bishii safar ee sanadka hijriga 1409.

How to install xisnul muslim somali APK on Android phone or tablet?

Download xisnul muslim somali APK file from ApkClean, then follow these steps:

Update Phone Settings

  • Go to your phone Settings page
  • Tap Security or Applications (varies with device)
  • Check the Unknown Sources box
  • Confirm with OK

Go to Downloads

  • Open Downloads on your device by going to My Files or Files
  • Tap the APK file you downloaded (com.xisnulmuslim.com.xisnulmuslim-v1.0.0-ApkClean.apk)
  • Tap Install when prompted, the APK file you downloaded will be installed on your device.

Older Versions

1.0.0 (17)2.8 MB

Questions & Answers

Q: What is an APK File?

A: Just like Windows (PC) systems use an .exe file for installing software, Android does the same. An APK file is the file format used for installing software on the Android operating system.

Q: If I install an APK from this website, will I be able to update the app from the Play Store?

A: Yes, absolutely. The Play Store installs APKs it downloads from Google's servers, and sideloading from a site like ApkClean.net goes through a very similar process, except you're the one performing the downloading and initiating the installation (sideloading).
As soon as the Play Store finds a version of the app newer than the one you've sideloaded, it will commence an update.

Q: Why ApkClean.net can guarantee APK 100% safe?

A: Whenever someone wants to download an APK file from ApkClean.net, we'll check the corresponding APK file on Google Play and allow user download it directly (of course, we'll cache it on our server). If the APK file does not exist on Google Play, we'll search it in our cache.

Q: What are Android App permissions?

A: Apps require access to certain systems within your device. When you install an application, you are notified of all of the permissions required to run that application.

Don't hesitate to contact us if you have any questions or concerns.

(*) is required

User's Reivew

3 ★Mansha allah allah khyr haka siiyo intii isku hawshay
5 ★Ajar iyo xasanad Allah ka siiyo anagana kuwa ku camal fala Allah naga dhigo
5 ★Masha allaah jazakallahu kheyr
5 ★Aad baan ujeclaaday
5 ★Masha allah ilahey .....hakuu naxariisto
5 ★Mansha allah ilaahay jaza'igiina janno ha ka dhigo Aduun fil nimcaa Aakhiro fil janna
5 ★Masha'allah ajar iyo xasan allah ka siiyo wll
5 ★Manshallah ilaahay ajar iyo xasanad ha idinka siiyo wllahyga sameyay appkan
5 ★Maaansha alh wll alle ha idin barakeyo khyr badn ha idinka siiyo
5 ★Mashallah jasakallahu khayran kasira
5 ★Jazaaka laahu khayral jazaa
5 ★Mashaa allaah kitaab kaan sh. Qorey iyo sh. Tafsiirey allaah haka amaal mariyo